Hay’ada caafimaadku (Läkemedelsverket) waxay leedahay bog ka hadlaaya oo sharxaaya khuraafaadka kala duwan ee ku saabsan tallaalka covid-19.
Su’aalo iyo jawaabo ku saabsan tallaalka covid-19.
Su’aalo iyo jawaabo ku saabsan is tallaalida covid-19.
Waxa halkan ku jira jawaabta dawlada ee ku saabsan su’aalaha caadi ahaan la iska weydiiyo tallaalka covid-19. Waxyaabaha ku dhigan ayaa si joogto ah loo cusboonaysiiyaa.
Halkan waxa ku jira su’aalo iyo jawaabo ku saabsan is tallaalida covid-19 oo ku wajahan dadka shaqaalaha daryeel caafimaad iyo bukaanka.
Macluumaadka tallaalka covid-19 ku saabsan ee boga degmooyinka iyo gobollada Iswiidhan waxa uu badiyaa ku wajahan yahay dadka ka dhex shaqeeya degmooyinka iyo gobollada.
Buugyare ay soo saareen koox cilmibaarayaal ah iyo mutadawiciin wadamo badan iyo faracyada tacliinta ee kala duwan ka soo jeeda.
Buugyare ku saabsan fashilaada: sida hubka looga dhigi karo khuraafaadka.
Labada buugyareba waxa Iswiidish ku tarjumay ururka samofalka ee Vetenskap och Folkbildning.
Guidance for addressing a global infodemic and fostering demand for immunization, from United Nations Children’s Fund; Vaccine Misinformation Management Field Guide.
A practitioner’s guide to the principles of COVID-19 vaccine communications from the Center for Public Interest Communications at the University of Florida College of Journalism and Communications in partnership with Purpose and the United Nations Verified initiative.
Advice for the public about misinformation concerning Coronavirus disease from The World Health Organisation, WHO.