MACLUUMAAD DHEERAAD AH:

Ku saabsan – Läkemedelsverket.se 

 

Difaaca waxa sii adkeynayaa oo sii dheereynayaa tallaalka

 

Khalad wax u fahmid: In difaac adag oo inaad mar kale u jirato la leeyahay, ka dib marka hal mar loo jiraday.

 

Xogta: Waxay cilmibaaris muujisay in difaaca ka dib marka loo jirado covid-19 uu badanaa hoos u dhaco muddo dabadeed. Waxa uu tallaalku keenayaa in la helo difaac ka sii xoogan oo sii dheeraada. 

SIDAN AYAAD ULA DOODI KARTAA QOF KHURAAFAADKA RUMEYSAN

– Anigu uma baahni inaan is tallaalo maxaa yeelay waxa aniga horeyba iigu dhacay covid-19.

– Tallaalku waxa uu keenayaa inaad hesho difaac ka awood badan oo muddo ka dheer socda oo jirada kaa ilaaliya.

 

 

Waxay dadka qaar dhahayaan inaan loo baahneyn in la is tallaalo ka dib marka uu covid-19 kugu dhaco laakiin taasi sax ma aha. Waxa badiyaa la helayaa waxoogaa difaac ah markaad covid-19 qabtid, laakiin waxaa jira laba sababood oo muhiim ah oo ay tahay in weli la is tallaalo.

– Waa kuwee kuwaasi markaas?

– Ta kowaad waa in difaacu ka sii adkaanaayo tallaalka ka dib.

 

Ta labaad waa in tallaalku sii jiro muddo ka dheer.

GUJI KHURAAFAADKA DHEERAADKA EE TALLAALKA SI AAD TALO SIDAAD UGU WAJAHEYSO AH UGU HESHO