MACLUUMAAD DHEERAAD AH:

Waxyaabaha ku saabsan tallaalka
Covid-19
 – Läkemedelsverket

Tallaalka kuma jiro wax farsamo dusha la iskala socdo

 

Khalad wax u fahmid: Mid ka mid ah muamaraadka ayaa tallaalada caalamiga ah u isticmaashay si loogu rido microchips dusha inagala socota.

 

Xogta: Wax tallaal ah ha ahaado kan covid-19 ama kuwa cudurro kale toona kuma jiraan nooc kasta oo teknolojiyad dusha la iskala socdo ahi. Waxa uu tallaalku ka wada kooban yahay waxa lagu sharraxay waraaqaha daawada la socda kuwaas oo si furan looga heli karo bogga internetka ee Hay’ada Dawooyinka.

 

 

SIDAN AYAAD ULA DOODI KARTAA QOF KHURAAFAADKA RUMEYSAN

– Ma rabo inaan is tallaalo maxaa yeelay waxaan aaminsanay in tallaalka uu ku jiro mikrochip loo sameeyey si la inoogu kantaroolo anaga!

– Ma jiro wax sir ahaan loogu soo qariyey tallaalada.

 

 

Waxay dadka qaarkood isku dayayaan inay faafiyaan khuraafaadka ah in tallaallada ay ku jiraan mikrochip laakiin taasi sax ma aha.

– Sidee ayaad ku ogaan kartaa?

– Si tallaal loogu ansaxiyo ayaa loogu baahan yahay baaritaano ammaanka oo aad u badan. Soo saareyaashu waa inay soo bandhigaan dhammaan macluumaadka tallaalka ku saabsan iyo sida loo soo saaray.

 

 

Faahfaahinta ku saabsan waxa tallaalladu uu ka kooban yahay waxa si furan looga akhrisan karaa tusaale ahaan. Bogga internedka ee Hay’ada Dawooyinka. Markaa ma jiro wax sir ahaan loogu soo qariyey tallaalada

GUJI KHURAAFAADKA DHEERAADKA EE TALLAALKA SI AAD TALO SIDAAD UGU WAJAHEYSO AH UGU HESHO